Biyo yari Baahsan oo ka jirta Degmada Xudur ee Gobalka Bakool.

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xudur ayaa in muda ah waxaa ka jirtey Biyo yari maadama ay Magaaladu kaliya leedahay hal Ceel oo isna aan ku filneyn dadkuna inta badan biyaha ka soo dhaansadaan war ku taala banaanka Magaalada waxayna taasi caqabad ku tahay kumanaan kun dad ah oo halkaas ku nool.

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KG Iiman Cali Abdi Oo safar shaqa ku jooga Degmada Xudur ayaa Kormeerey Ceel-Biyoodyada Wasaaradu ka hirgelisay Degmada si loo daboolo baahida biyo ee ka jirta Xudur.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa