Biyo La,aanta ka jirta Deegaanka Biriqoday Gobolka Mudug Oo Saameysey Shacabka.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Sadexdii sano ee la soo dhaafay inta badan Gobolka Mudug ee Bartamaha Dalka uusan ka quban Roobabkii isku xig xigey ee Gu’ga iyo Deerta, ayaa waxaa saameyn weyn oo Biyo la’aan ah ay ku yesheen Dadka ku nool Baadiyaha.

Maamulka iyo Qeybaha Bulshada ee ku dhaqan deegaanka Biriqoday ee gobolka Mudug ayaa waxaa Waalac Xoogan ay ka muujiyeen Biyo la’aanta Mudo deegaanka ka jirtay iyagoo ku baaqey in garab lagu siiyo Sidii loogu heli lahaa.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya