Biyo La’aan soo wajahday Barakacyaasha ku nool Magaalada Baydhabo.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxaa taageera Hey’adaha Qurba joogta dad Muxsiniin ah iyo Dowlada iayagoo inta badan la siiyo waxyaabaha ay noloshooda baahida u qabto.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa