Biyo la’aan soo food saartay xoolo dhaqatada ku nool deeganno hoos taga degmada Wisil.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka ku nool degaanka bali boocle oo ka mid ah deganada hoos taga degmada wasil ee gobolka mudug ayaa  waxaa  soo food saartay xaalad biyo yari

Degaanka bali boocle Biyo la.aanta ka jirto ayaa sameysay dadka iyo duunyada.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa