Biyo la’aan soo food saartay dadka ku nool Deegaanka Ceel Gardi ee Degmada Xarfo.

0
76

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Deegaanka Ceel Gardi ee Degmada Xarfo ayaa waxaa soo food saartay biyo la’aan baahsan kadib markii uu gurey Ceelka Deegaanka iyaga oo ka codsaday maamulka Puntland in loo dhiso Ceelbiyood kale.

Dadka Deegaanka Ceel Gardi ayaa ka dhaansan jiray Ceelbiyoodkan gurey iyago oo sidoo kale ka dhamaadeen baraagaha ay ku keedsan jireen biyaha roobabkii gu’ga ee ka aday dalka.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya