Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Deegaanka Lugloow oo ka mid ah degaanada dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka taagan xaalad biyo la,aaneed oo haysata Dadka Degaanka.
Dadka Deegaanka oo u badan dad iska danyar ah ayaa waxaa ay qaar kood biyaha u doontaan Wabiga oo saacado u jira ,waxaana jira dad aan awoodin in ay Wabiga u arooraan maadaama aysan gaadiid haysan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay