Biyo la’aan ka taagan Deegaano Hoos taga Kismaayo.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Yaaqraar waa mid kamid ah tuulooyinka Hoos taga Magaalada Kismaayo, dhanka Galbeed kaga beegan Magaalada, tuulada waxaa ku nool dad ay si weyn usaameysay abaartii ku dhufatay Deegaanada Jubbaland waxayna xilligaan wajahayaan biyo la’aan baahsan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa