Biyo la,aan ka jirto qeybo kamid ah Gobalka Daad-mareedh.

0
110

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobalka Daad-mareedh iyo kan Degmada Oodweyne ee maamulka Soomaaliland ayaa ka hadlay biyo la,aan soo wajahday dadka iyo duunyada ku nool Degmada Oodweyne ee maamulka Soomaaliland.

Dadka iyo duunyada ku nool Degmada Oodweyne iyo degaanada Hoos yimaado ee maamulka Soomaaliland ayaa hadda ku tiirsan biyaha laga soo dhaamiyo ceelasha ku yaalo Duleedka magalada Burco.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya