Biyo la’aan baahsan oo ka jirta Degmada Duruqsi ee gobalka Togdheer.

0
8

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Degmada Duruqsi ee gobalka Togdheer ayaa xilliga waxaa ay wajahaayaan Biyo la’aan baahsan.

Qoysaskaan ayaa ka kooban Haween,Caruur, iyo Odayaal kuwaas oo u badan xoolo dhaqato iyoo Beerlaleey islamarkaana waxaa saameeyn ku yeelatay Abaaraha iyo Roob la’aanta ka jirta.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa