Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Jubbaland oo deeq biyo-dhaamin ah Gaarsiiyay Deegaanka Xamararay ee hoos tago Magaalada Kismaayo madaamo biyo yari ka jirto islamarkaana ay ku nool yihiin dad u badaan xoolo dhaqto iyo beeraleyda xilgan soo food saartay biyo yari kaddib marka inta badan ay gureen ceelashii biya ay ka cabi jireen dadka iyo duunyada maadaamo lagu gudi jaro xili jiilaal ah.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya