Biyihii fariisan jiray Waddooyinka Magaalada Kismaayo oo xal loo helay.

0
89

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo oo Biyo shub casri ah laga hirgaliyay ayaa wax badan kataray biyihii fariisan jiray Wadooyinka Magaaladaasi, Qaar kamid ah Gaadiidleyda Magaalada Kismaayo ayaa kawarbixiyay sida ay wax uga badaleen Biyihii fadhiisan jiray Wadooyinka muhiimka Biyo Mareenadan casriga ah.

Cabdifataax Aaden Cabdullaahi Guddoomiyaha xaafada Farjano ayaa isna dhankiisa kawarbixiyay Isbadalka ay keeneen Biyo Mareenada laga Hirgaliyay Degmada Kismaayo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya