Beraleyda Dhoobley oo sameynaya Horumaro Dhanka wax soo saarka ah.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beraleyda Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa mudooyinkii danbe sameynayay Horumaro Dhanka wax soo saarka ah iyadoo Degmada iyo Deeganada Hoos yimaada laga hirgaliyay beero farabadan kuwaasi oo wax soo saarkooda loo iibkeeno Suuqyada Dhoobley.

Qaar kamid ah Beeraleyda Magaalada Dhoobley oo aan wareysi layeelanay ayaa kawarbixiyay Horumarada ay ka sameeyeen Dhanka wax soo saarka Beeraha iyago sheegay in Horumaro baladhan oo dhanka wax beerashada laga Dareemayo Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya