Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Khudaarta iyo Dalaga oo sida Casriga ah loo Beero ayaa laga hirgeliyey Deegaanka Baxdo-Gaabo Ee Gobolka Mudug kaas oo aan markii hore looga baran tan iyo narkii la hirgeliyeyna Bulshada deegaankaas ay baahi badan u qabey.
Waxyaabaha Beerta ka soo baxa ayaa waxaa kamid ah Basbaaska Yanyada Liimada Babaayga Koostada iyo Muuska oo markii hore meela kale ka keesan jireen hadana wixii hada ka soo baxa loo iib geeyo Magaalooyin kamid ah Dalka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya