Beeraleyda Tuulo katirsan Mahadaay oo walaac ka muujiyay Cayayaano saameeyay beerahooda.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beraleeyda Tuulada Buurfule oo hoostagta Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa cabasho ka muujiyay tacabka beeraha sababo la xiriira cayayaano saameyay dalagyadii u beernaa iyo fatahaada wabiga shabeelle oo sameyn ku yeelatay dadka beeraleyda ah.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya