Beeraleyda Magaalada Jowhar oo Bilaabay Tacabka Bataatiga.

0
162

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee Gobolkan Shabellaha dhexe waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya tacbashada beeraha gaar ahaan Bataatiga kuwaasi shaqadan uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa warbixintan ku eegaya