Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleeyda ku nool Magaalada jowhar ayaa loogu baaqay inaay wax baddan ka bartaan isticmaalka sumaha xilliydda ay ku guda jiraan habka buufinta ,waaxaana marar baddan ka soo gaartay dhibaatooyin halis galin kara naftooda iyagoo aqoon baddan u laheyn kanasoo iibsada goobaha gancsiga ee gaarka loo leeyahay.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa