Beeraleyda Jowhar oo lagu dhiiro-geliyay inay kordhiyaan tacbashada Bariiska Dalka.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya Maxamed Bare Maxamed ayaa booqday beeraha Magaalada Jowhar, isagoo beeraleyda Degmadaas ku dhiirrigeliyey inay kordhiyaan tacbashada bariiska dalka.

Booqashadan ayaa qayb ka ah dadaallada dowladda ee lagu xoojinayo wax-soo-saarka gudaha iyo kor u qaadista amniga cuntada dalka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa