Beeraleyda Jowhar oo ka cabanaya Xayawaano cuna dalagyadii ay berteen.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraley Gobolka Shabellaha dhexe, gaar ahaan Tuulada Kulundi ayaa cabasho ka muujiyey dhibaatooyin ka haysta xayawaanno waxyeeleeya dalagyada ay beertaan.

Beerahan oo ay ku yaallaan dalagyo badan oo khudaar, galley, iyo miraha kale la beerto ah ayaa waxaa xilliyada habeenkii cuna xayawaano, kuwaasi oo qaar kood ka dhashay fatahaadii dhawaan ku dhufutay Deegaanadan hoos taga Magaalada Jowhar.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineyas