Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Darawalada kaxeysa Gawaarida loo yaqaano Homeyda ee ku sugan Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa shaqo abuur joogto ah u noqotay qaadista dalagyada ka baxa beeraha Magaalada Jowhar oo ay ubadan yihiin qudaarta noocyadeeda kala duwan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya