Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si loo dhiiro galiyo beeraleyda deegaanada dowlad goboleedka hirshabele loona xoojiyo waxsoo saarka beeraha deegaanada dowlad goboleedka hirshabele oo muhiim u ah ilaha dhaqaale ee dalkeena ayaa maanta wasaarada beeraha iyo waraabka hirshabele iskaashatada beerleyda gobolka shabeelada dhexe ay ku wareejisay cagaf cagafyo loogu talagalay in lagu kobciyo waxsoo saarka beeraha ee deegaanada mamulka hirshabele.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya