Beeraleyda Gobolka Baay Oo Raja Wanaagsan ka qaba Abuurka Xili Roobaadkan.

0
80

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhawaaan Guud ahaan dalkeena Soomaaliya ayaa waxaa ka da’ay Roobab ay Si wanaagsan uga diirsadeen Dadka Beeralayda iyo Xoola dhaqatada ah oo Mudo Afar sano ku jirey Abaaro ay ku waayeen Dalagooda iyo Xooladahooda islamarkaana ku sigtey dadka in ay galaafato.

Beeraleyda KG gaar ahaan Kuwa Gobolaka Baay ayaa ku howlan Abuurka Dalagyada kala duwan Dalka ka baxa si ay uga faa’iideystaan roobaabkaas da’ay maadama aan mudo wax Beeran.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa