Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeralayda Soomaaliyeed ayaa hada waxay ku guda jiraan Falista dalagyadii ay beerteen xili Roobaadkan Xagaayga ah iyagoo inta badan Beeraha ay dalagyo ka bexeen,taasoo Muhiim u ah Nolosha dadka maadama ay ku tiirsan yihiin islamarkaana ka faa’iideysteen Roobabkii da’ay xiligan.
Qaar kamid ah dadka Beeraleyda Deegaanka Gooyaale ee Magaalada Baydhabo ayaa sanadkan beerteen Lowska, Masagada, Digir iyo Sisin iyagoona si wanaagsan uga bexeen kadib markii ay heleen Roob fiican Xiligan dadkan ayaa waxay dalbdeen in agabka Beeraha lagu taageero si ay Tacabka u badsadaan.
Cabdiqani Sheekh Cali.ayaa kawaramaya