Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada ku nool Degaano ka tirsan Gobolka Awdal waxaa saameyn kala duwan u yeeshey Abaarta ka jirta Gobolka Ayadoona ay sidoo kala Baahiyo u dhimaneyaan Xoolaha Nool ee Degaanadaasi lagu dhaqan jiray Maadama in mudo ah ayna helin roob ku filan waraab iyo Daaq Wanaagasan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa