Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleyda tacabto khudaarta iyo dalagyada kale ee gobolka Sool ayaa sannadihi u danbeeyay sii kordhinayay wax soo saarka beerahooda, kaddib marki ay horumariyeen hannaanka waraabka iyaga oo helay riigag ay ku qotaan ceel-biyoodyo.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya