Beeraleyda Degmada Jowhar Oo Wasaarada Beeraha ka dalbaday Abuurka Beeraha.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyinkii ugu dambeeyay Wasaarada Beeraha iyo waraabka dolwad gobaleedka Hirshabelle waxa ay dadaal ugu jirtay in ay Beeraleyda ku caawi agabyada loogu talagalay Beeraha taasi oo dhiiranaan u ah beeraleyda degmada Jowhar.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa