Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraleyda ku nool Deegaanka Buurfuule ee hoos taga Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabelaha Dhexe ayaa dib u bilaabay tacbashada beeraha kadib markii uu ka da’ay deegaankaasi roob xooggan oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa