Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne oo Malma kahor Ka qeyb galay xarig jarka tuulada Mubarak ee Waqooyiga Degmada Kismaayo ayaa u mahadceliyay cid kasta oo gacan ka geysatay hirgilinta tuulada Mubaarak Guddoomiyaha ayaana sidoo kale u mahadceliyay dadka kasoo jeeda deegaanka ee Ceel biyoodka u hirgaliya kaas oo muhiim u ah dadka deegaanka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa