Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Beeraleyda Deegaanka Dhoobley ayaa sheegay in ay ka walacsanyihiin Roob yarida Sanadkan ka jirta Deegaanka taasi oo saameyn ku yeelatay Beerashada Dalagyadooda.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya