Beeraleyda Deegaanka Dhoobley oo codsaday in laga Caawiyo Abuurka Beeraha.

0
217

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan dadka ku tiirsan tabcashada beeraha waxaa ay la kulmaan xiliyo adag oo Sameeyn ku yeesha tabaca beerahooda.

Qaar kamid ah iskaashatooyinka Beeraleyda ee Deegaanka Dhoobley ayaa Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlad Goboleedka Jubalaand ka codsaday in ay ka Caawiso Abuurka Beeraha.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa