Beeraleyda Deegaanka Buulo-guduud oo ka hadalay caqabadaha ay la kulmaan.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa ah bulsho ay inta badan nolashoodu ku tiirsantahay dhaqashada xoolaha nool iyo tacbashada beeraha taa oo ah il dhaqaalo oo muhiima u ah dalka.

Beeralayda Wadanka ayaana taniyo buburkii dalka si iskooda uga qayb qaadanayay wax soo saarka dalka mana jirin cid ka tageerta tacbashada beeraha waxana soo wajaha caqabado ka dhashay Isbadalka Cimilada kuwaas oo ay kamid yihiin fataahado iyo daadadka soo noq-noqda taas oo samayn xun ku reebta Beeralayda.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa