Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Jubbaland Mudane Cali Sonkor ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay agab beereed iskaashatooyiin ka tirsan Beeraleyda Deegaanka Buula-bartire oo ku yaala Waqooyiga Magaalada Kismaayo.
Guddomiyaha Deegaanka Buulo Bartire Isaaq Cabdi Nuunow ayaa u mahadceliyay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland isagoo sheegay in agabkan uu wax weyn ka badali doono nolosha bulshada Deegaanka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya