Beeraleyda Caabudwaaq oo Baaq u Diray Wasaaradda Beeraha Federaalka iyo Galmudug.

0
64

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraley ku dhaqan duleedka Degmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ayaa baaq u diray Wasaaradda Beeraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo tan Dowladda Galmudug, iyagoo codsaday in laga taageero horumarinta wax soo saarka beeraha.

Beeraleydan ayaa tilmaamay inay wajahaan caqabado ay ka mid yihiin biyo la’aan, qalab beereed oo xaddidan, iyo helitaanka abuur tayo leh, taasoo saameyn ku yeelatay wax-soo-saarkooda.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya