Beeraleyda Beledweyne oo dib u bilaabay tacabka beeraha kadib fatahaaddii wabiga Shabeelle.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeganada Waqooyin ee Magalada Baladweyne ee caasimada Gobolka Hiiran waxaa ku yaala dhul beeradka ugu balaran islamarkan ku haboon tabaka dalagayada kala duwan ee lagu beero beeraha.

Beeraleyda gobolka hiiran ayaa dib u bilaabay tacabashada beeraha kadib fatahadi wabiga shabelle ee uu saameyay dhowan qaar kamid ah Beeraha Deegankaasi.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa