Beeralayda Shabeelaha Hoose Oo Loogu baaqey in ka Faa’iideystaan Kanaal biyood loo dhisey.

0
203

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaradda Dhalinyarada iyo Diyaaraha KG  iyo Agasimaha guud Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaarha oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Degmada Marka iyo ku xigenadiisa masuuliyiin kasocday hay’ada FAO, IOM Wasaaradda Beeraha iyo shaqada ayaa kormeer Indho indheyn ah ku tagay ilaa shan kanaal biyood oo laga hirgaliyey Degaanada buufow bacaad iyo shalaanbood.

Wasiirka iyo masuuliyiinta kale ayaa mid mid u dul istaagay kanaalada oo ay faa’iido badan ka heli doonaan dhalinyarada oo hormuud u ah bulshada.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya