Beeralayda Degmada Bardaale oo codsaday in Maal gelin loo sameeyo.

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beeraha Degmada Bardaale ayaa waxaa ka baxa dalagya kala duwan iyo Khudaarta kuwaas oo ku tiirsan Roobka hadana waxay mararka qaar maraan Caqabadao kala duwan oo saameyn ku yeesha wax soo saarkooda taasina ay hoos u dhigeyso daqligooda.

Sirkaal-ka Fidinta Cilmiga Beeraha ee Degmada Berdaale oo ka socday Wasaraada Beeraha iyo Waraab-ka Dowlada KG aya booqasho ugu tagay Beeraladeyda si uu ugu kuur galo islamarkaana wax uga ogaado Caqabadaha heysata iyo sida wax loogu qaban karo iyo lagu dhiiri geliyo Beeraha.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa