Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tabacshada Beeraha waa xirfad aad muhiim ugu ah adaanaha koonka korkiisa saaran Nolasha bini’aadamka mudadaii ay jirtay beeruhuna way ku lamaanaayeen.
Tabcabka beerahu waa xirfad u baahan laqabsi iyo qalab kuu sahla inaad si sahlan dalag ubeeratid una beec gaysid Bulshada ku nool Deegaanka Cabdalla Biroolle waxay isagu jiraan xoola dhaqato iyo Beeralay kuwaasi oo wajahaya xalad adag.
Qaar kamid ah Beeralayda Cabdalla Biroolle oo Warbaahinta lahadlay ayaa kawarbixiyay xaladaha Beerahooda iyo wax soo saar kooda iyagoona Wasarada Beeraha Jubbaland ka codsaday in ay ka caawiso agabka laga maar maanka u ah beerahooda.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya