Beeralayda Deegaanka Buulo-gaduud oo ka warbixiyay dalagyada kala duwan ee ay beertaan .

0
199

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dadka ku nool deegaanka Buulugoduud ee waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa intooda badan ah kuwo ay noloshoodu ku tiirsantahay tabaca beeraha Cabdulahi Cabdicasiis Siraad ayaa warbixin ka diyaaariyey