Beeralayda Deegaanka Baxdo Gaabo ee gobolka Mudug oo codsaday in laga gacan siiyo wax soo saarka Beeraha

0
162

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Beelayda Deegaanka Baxdo-gaabo oo katirsan gobolka Mudug-Galmudug oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in beerahooda ay xilli roobaadkan kasoo go’een dalagyo wanaagsan, balse ay baahi wayn u qabaan in laga taageero Horumarinta wax soo saarkooda Waxaa ay xuseen inay u baahanyihiin agab, daawooyin iyo biyo si ay sare ugu qaadaan wax soo saarkooda.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya