Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gogoshaan oo ahayd mid xal looga gaaraayo dilal soo laalaabtay oo ka dhacay deegaanka dacdheer ee gobolka galgaduud sanadahii u danbeeyay ayaa lagu qabtay caasimada galmudug ee duusamareeb gogoshaan ayaa waxaa kasoo qeeb galay laba beel oo walala ah oo mudo ku dagaalamaaye deegaanka dhabad ee gobolka galgaduud waxaana qeeb ka ahaa taliyayaasha qeebaha booliska ee nabad sugida galmudug maayarka degmada dhuusamareeb xillibaano ka tirsan baarlamaanka galmudug iyo qaar kamid ah marti sharaf kale.
Maxamed cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya