Barnaamijyo Gaarka ah Barnaamijka Wacyi Galinta Corona Virus ee Radio Sanguuni 08/09/2020 By admin - September 8, 2020 0 196 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Hannaanka ugu Haboon ee looga hortagi karo faafidda Cudurka Corona Virus.