Barnaamij wacyigelin ah oo ku saabsan xanuunka Kansarka oo lagu qabtay Hargeysa.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi xergeeye ayaa isbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa Ka Daahfuray Barnaamij Wacyigelin ah oo kusaabsan Xanuunka Kansarka.

waxaa ka qeyb galay furitaanka Barnaamijka Wacyigelinta ah madaxda Isbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa dhaqaatiir iyo mas’uuliyiin ka socday hay’adadaha lashaqeeya Wasaaradda Caafimaadka Somaliland.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa