Barnaamij sare loogu qaadayo wacyiga wax-akhriska oo lagu qabtay degmada Guriceel.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barnaamijkan oo ujeeddadiidu ahayd in la kobciyo wacyiga wax-akhriska ardayda fasalka 4aad ee dugsiga sare waxaa soo qaban qaabiyay mahadka Bidhaan ee degmada Guriceel oo kaashanaya Jaamacadda Plasma.

Ardayda dugsiga sare sanad dugsiyeedkan ka qalin jebinaysa ee iskuullada degmada ayaa inta uu barnaamijkan socday waxaa lala wadaagay talooyin ku saabsan muhiimadda wax akhriska iyo ka faa’iidaysiga technolojiyadda casriga ah gaar ahaan internet-ka iyo taleefannada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa