WARARKA Barnaamij lagu Baran doono Wadaniyadda iyo dastuurka oo laga daahfuray Hargeisa. By admin - March 12, 2025 0 40 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Dastuurka ee Soomaaliland ayaa dhawaan daah-furay barnaamijka “Dal-jir,” kaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo dareenka wadaniyadda iyo midnimada qaran. Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2025/03/Warka-Firdawsa-Barnaamij-lagu-Baran-doono-Wadaniyadda-iyo-dastuurka-oo-laga-daahfuray-Hargeisa.mp3