Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Qaxootiga Aduunka.

0
214

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Qaxootiga Aduunka oo ku beegan 20,June waxaa soo jeedineya:-Xamdi Sugow Lamaane