Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee iskaa wax u qabso ee horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada.

0
134

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee iskaa wax u qabso ee horumarinta dhaqaalaha iyo bulshada Aduunka oo ku beegan 05 December, waxaa soo jeedineysa:-Xasan Maxamed Cabdulaahi