Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta caalamiga ah ee ciribtirka Xadgudubyada ka dhanka ah Haweenka oo maanta ku Began. 25-ka Noofambar, waxaa soo jeedineysa:-Naxwo Axmed Kadiye
Home Barnaamijyo Gaarka ah Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta caalamiga ah ee ciribtirka Xadgudubyada...