Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Carruurta Aduunka oo Maanta ku began.

0
242

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Carruurta Aduunka oo Maanta ku began. 20-ka Noofambar, waxaa soo jeedineysa:-Naxwo Axmed Kadiye