Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Barakacayaasha ku nool Dhoobley oo codsaday in Gar gaar loo fidiyo

0
137

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Barakacayaasha ku nool Degmada Dhoobley oo codsaday in Gar gaar loo fidiyo Ee Radio Sanguuni waxaa soo jeedineya:-Maxamed Cali Samow