Barnaamij dadka ka caawinaya barashada akhriska iyo qoraalka afka Somaliga oo laga daah furay Hargeysa

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacada BEDER ayaa Magaalada Hargeysa ka daahfurtay Barnaamijka olalaha aqriska iyo qoraalka ee Af-soomaaliga kaasi oo diirada lagu saarayo in dadka waaweeyn lagu baro Afka Soomaaliga.

Waxaa kasoo qeyb kalay munaasabada mas’uuliyiinta jaamacada macalimiin Arday iyo marti Sharaf kale.

Guddoomiyaha Jaamacada BEDER Mubaarik Ibraahin ayaa kawar bixiyey Barnaamijka olalaha aqriska iyo qoraalka ee Af-soomaaliga.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa