Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Barakacayasha ku nool kaam xagar ee Magaalada Dhoobley ayaa sheegay in aysan haysan adeegyada aas aasiga u ah nolasha Aadanaha waxayna Maamulka Degmada iyo Hay’addaha samafalka ka codsadeen in la soo gaarsiyo Gar gaar Bini’aadanimo.Fardowsa Axmed Cabdi